Heer-badeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(juqr.) Heerka baddu haddii aaney jirin mowjado, hirar ama haraaci.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heer-badeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg