Heer-tamar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) (Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonada ku gadaaman bu'du u habaysanyihiin, gaar ahaan heertamarrada ay ku sugan yihiin. Elektaroon kasta waxa xaaladdiisa. Lagu asteeyaa afarta tiro kuwaantam.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga heer-tamar

heer-tamar electaroon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg