helli
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Neef irmaan canug uu dhalay si uu u godliyo ku sii dayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh helli

hellin [m.f.dh]
eeg helli. ld hellis.

hellis [m.l]
ld hellin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg