hibnoosis
(m.l)

(daaw.) Xaalad hurdo ahaaneed ee lagu sameeyo sida badan qof u jenjera duufsashada iyo xasuusta dhacdooyinkii hore; waxaana sameeya qof xeeladda hibnoosiga yaqaan (hypnotist).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hibnoosis

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg