Hibo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Deeq aan dan gaar ah laga lahayn oo cid la siiyo.
Hibo
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)Dhacdo la dhibsado dib u xasuusasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hibo ↴
uurkubaalle | hibasho | hibee | mowhibo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg