Higaagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)Wax fuursan ama dibbirsan noqosho.
Higaagan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)1. Wax higaag ku xiran ahaansho. 2. Wax fuursan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga higaagan ↴
higaagmid | higaagnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg