hiif
(m.l)

Ereyo huruuf ku jiro oo loo jeediyo cid aan la jeclayn. ld huuf¹.

hiif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiif

dhiifoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof firfircoon oo dhega nugul ahaansho.

dhiifoonaan [m.f.dh]
eeg dhiifoon. ld dhiifoonaansho, dhiifooni.

dhiifoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhiifoonaan.

dhiifooni [m.dh]
ld dhiifoonaan.

hiifid [m.f.dh]
eeg hiif². ld huufid.

huuf [m.l]
ld hiif¹.

huuf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
ld hiif².

huufid [m.dh]
1. ld hiifid. 2. Qof soo orday neef gurid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg