Hiil

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Digo xoolaad oo uruurtay.

Hiil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.

Hiil

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lay; -iishay)

ld hiili.

Hiil*

Geed geed-gaabka kamida xoolu jecelyihiin oo guffe ahaan loo adeegsado, Geelu markuu daaqo caanihiisu waxay noqdaan qadhaadh. 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiil

kaadishiil | tabiino | bakhiil | bakhiil | bakhiilid | bakhiilnimo | buruudshiil | buruudshiil | buruudshiilid | cawaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg