Hiiliyam
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(kiim.) Neef hal atamle ah oo midab aan lahayn; xubinta ugu horreysa neefaha wahsada (ururka 0 ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiiliyam ↴
hiilyam |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg