Hiilyam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Mid ka mid ah neefaha naadirka ah ee ku jira hawada, dhammaantood waxay ka koobanyihiin boqolkiiba .01 ee hawada qallalan; xaddiga hiiliyam mid buu ka yahay 200,000.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiilyam


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg