Hilible
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hilible ↴
hiliblee | hilibleyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg