Hinqi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Wax taageero yar oo kicin kara, ama dhaqaajin kara siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hinqi

hinqin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg