Hinraag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cod weyn oo qof aad u jirran ka so baxa. 2. Cida libaaxa. ld hiinraag¹.
Hinraag
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Qof aad u jirran cod weyn soo saarid. 2. Libaax ciyid. ld hiinraag².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hinraag ↴
hiinraag | hiinraag | hiinraagid | hinraagid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg