Histoogaraam
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mmo, m.dh)(xis.) Muujin garaafeedka ee 'data'kooxaysan, ama garaf bedeed leh ballacyo saamiggal la ah doorsoomaha ku yaalla dhidibka jiifa iyo rakaadyada ku yaalla dhidibka taagan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga histoogaraam ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg