Hobay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhul boor ah oo ay ku badantahay sarmaanta iyo qansaxa. 2. H. ah: meel cidla ciirsila'ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hobay


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg