Hoggaansan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax arrin, xeer iwm oggol noqosho (qof).

Hoggaansan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Wax xeer, arrin iwm oggol ahaansho (qof). 2. Wax hoggaan lagu wado ahaansho (awr).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoggaansan

hoggaansamid | hoggaansanaan | hoggaansanaansho | kacaandiid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg