Holac-kiishyaro

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo ..., m.dh)

(daaw.) Halaamacoodka kiish yar oo ka sameysma hunguriga iyo xiidmaha. Marka ay xiidmaha ka sameysmanto waxay keentaa; xanuun uurkujirtada hoose, shuban ama calool joogsi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holac-kiishyaro


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg