Hollob
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bo, m.l)Xuub yar, khafiif ah oo ka kaca jirka dadka markuu basaaso ama uu la kulmo cimilo uusan u baran.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hollob ↴
toxob |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg