Hontorro
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed bixiya miro kulku-lucsan oo tiinka u eg oo macaan badan markay bislaadaan. ld ontorro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hontorro ↴
ontorro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg