Hoodadee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

1. Qof danihiisa ku jeedin. 2. Qof si qarsoodi ah ugu hiilin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoodadee


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg