hoosdhig
(m.l)ld hoosdhigid.
hoosdhig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Xuruufta carabiga shaqal hoos uga dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoosdhig ↴
hoosdhigid [m.f.dh]
eeg hoosdhig². ld hoosdhig¹. hoose s. Meel hoos ah ku sugan; hooseeya.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg