Hor-imow

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-maaday, -maatay)

1. Ka h.: qof hortiisa ka imaansho. Tus. “Xasan baa Cali jidka uga hor yimid”. 2. Ka h.: cid arrin, hadal iwm ku qilaafid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hor-imow

hor-imaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg