Horatibyee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)1. Wax dedejin si ay u dhammaadaan. 2. Wax taqaantuqin. ld horatabyee, horutibyee, horutubyee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horatibyee ↴
horatabyee | horatibyeyn | horutibyee | horutubyee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg