Hordhig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

1. Wax, wax kale ku hor gudbid. 2. Arrin, dacwad iwm cid wax ka qaban karta hor gayn. 3. Cunto, cabbid iwm cid u gayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hordhig

hordhigid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg