Hormoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Dhacaan ay qanjirrada jirka qaarkood dhalaan oo dhiigga ku daraan dabadeedna dhaxalsiiya xubno badani inay shaqadooda fuliyaan, korriimada jirkana qayb weyn ka qaata.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hormoon

ugaxlay | balaasma | cadwoob | dhacaan-ganaceed | insuliin | istroojin | tayrotogsikoosis | warcelin | xiniin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg