Hormosalaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan¹.

Hormosalaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Meel ay wax yaalliin ama wax ka dheceen ku yaacid. ld qamaan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hormosalaad

hormosalaadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg