Hormuud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.l)1. Qof kulliyad, machad iwm madax u ah. 2. Qof xeerbeegti garwadeen u ah. 3. Madax, hogaamiye.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hormuud ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg