hortegid
(m.f.dh)eeg hortag². ld hortag¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hortegid ↴
birdhig [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
U b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uga hortegid.
hortag [m.l]
ld hortegid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg