Hoyaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii). 2. H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd. 3. Raashin ay cidi habeen cunto.

Hoyaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Xoolo dad iwm hoyaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoyaad

hoyaadi | hoyaadid | hoyaadin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg