hubee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -baysay)

1. Cid qalab dagaal siin. 2. Cid dhar siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hubee

aaladeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax la qalabeeyay ahaansho. 2. Wax la qurxiyay ahaansho. 3. Wax la hubeeyay ahaansho (ciidan).

hubayn [m.f.dh]
eeg hubee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg