Hufan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fmay, -fantay, -fmi)

1. Wax la sifeeyey ama boor laga qaaday noqosho. 2. Wax la kala saaray noqosho.

Hufan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

1. Wax la sifeeyey ama boorka laga qaaday ahaansho. 2. Wax la kala saaray ahaansho. 3. Qof aan ceeb lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hufan

afgobaadso | hufmid | hufnaan | xifaalo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg