Huleeli

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huleeli

huleel | huleelid | huleelin | huleelis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg