Huluuq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qaab loo tolo dharka la xiranayo. 2. ld huluuqid.

Huluuq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huluuq

huluuqan | huluuqid | huluuqnaan | huluuqnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg