huluuqan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-qnaa, -qnayd)Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh huluuqan ↴
huluuqnaan [m.f.dh]
eeg huluuqan. ld huluuqnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg