humo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-untay, -umatay)

Maro duug ah tolasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh humo

humasho [m.f.dh]
eeg humo.

humhumo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Maro duug ah toltolasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg