Hundud

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cid hoos u foorarid. ld rundud.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hundud

hundudid | rundud | rundudid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg