Hurdi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Midab u dhexeeya midabka cagaarka iyo kan liinta una eg midabka sacfaraanka.

Hurdi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Seexin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurdi

aranjaato | bilirubiin | cagaarshow | cismaandooy | cusbur | dhafaruur | falooriin | faxal | gama'sii | gam'i |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg