Hurguf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Jafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.
Hurguf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Habaas, biyo iwm wax ka daadin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurguf ↴
hurgufan | hurgufasho | hurgufid | hurgufnaan | hurgufnaansho | hurgufo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg