Hurmadow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Maduulka ay yeeshaan weelasha dabka la saaro. 2. Qoryo dab lagu shiday oo qaar ka mid ahi gubtay. ld hormadow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurmadow

hormadow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg