Huur-u-eegid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Saamiga u dhexeeya xaddiga dhabta ah ee uumibiyooodka ku jira mug lagu siiyay ee hawada ah iyo xaddiga ku jiri lahaa iyadoo heerkulku isku midyahay, badanaa waxaa lagu tibaaxaa boqolley.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huur-u-eegid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg