Huyun
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(huyun/-nno, m.dh) Geed dheer oo aan qodax lahayn, xabag la cunana leh, oo qoryihiisa weelasha siddo looga sameeyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huyun ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg