Ibagujo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Salaaxidda neef geel ah oo irmaan naasaha laga salaaxo si uu u godlado.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ibagujo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg