Ibi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-byo, m.l)

(c.nafl.) Mandheerta haweenka. ld ebi¹. ebi

Gibil*

Jawi 


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Caddibid*

Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Nin seexday siciisa dibi dhalay*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Ibida*

Waa xubin ku sameesanta gudaha ilmo-galeenka inta lagu guda jiro xaaladaha uurka. Waxay bixisaa ogsijiin iyo nafaqooyinka ilmaha koraya, waxayna ka saartaa qashinka dhiigga ilmaha. Ibida sidoo kale waxay soo saartaa hoormoonnada muhiimka ah ee uurka iyo in ay ka difaacdo ilmaha caabuqa iyo cudurrada. Waxay isku xirtaa ilmaha iyo hooyada iyadoo loo marayo mandheerta (umbilical cord).


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ibi

ebi | baadibixiye | gaalibid | ibidimooloji | ibitiiliyam | nabiibid | qaayibid | saaxiibid | taa'ibid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg