Ibliis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)Uun xun oo dadka duufsada oo xumaanta iyo wixii Ilaah lagaga dheeraanayo u horkaca.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ibliis ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg