Idaad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)1. Bir qaroofan oo mallayga lagu dabo. 2. Laqanyo. laqanyo
Idaad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Laqanyo dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga idaad ↴
idaadid | cidaad | faaqidaad | fannidaad | fiidaaddow | gidaad | gidaad | gidaadid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg