Idlayso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Wax dhammaantood isticmaalid. 2. Wax inta ugu dambeysa isticmaalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga idlayso

idlaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg