Il-adkow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)Wax dhiirran oo aan gabbasho aqoon noqosho (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga il-adkow ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg