Ilbaadso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Qof ama wax kale dusha ka ilaalsasho si isagoo dagan loo helo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilbaadso ↴
ilbaadsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg