Ilduuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hog aan loo baahnayn oo laga guuro ama laga qaado ama la dego (shax). 2. Jidkii loo baahnaa oo laga habaabo.
Ilduuf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Hogaan loo baahnayn ka guurid, ka qaadid ama degid. 2. Jidkii loo baahnaa ka habaabid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilduuf ↴
hadaf | ilduufi | ilduufid | ilduufin | ilduufis | ilduufsan | ilduufsanaan | ilduufsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg