Ilfashaq

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

Xishood, xil, yax-yax.

Ilfashaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Wax sameyntooda ka khajalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ilfashaq

ilfashaqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg